Amina Mohamed oo caawiso bulshada Soomaaliyeed ee dalka Finland

Subax Wanaagsan: Somali Breakfast Club - A podcast by Mohammed Sadaq

Categories:

Amina Mohamed waa qof hal abuur aad u wanaagsan keen si bulshada Soomaalieed ee ku nool dalka Finland uga faa'iidaan. Shirkada Amina waa shirkad iyo samafal isku jiro